4
Ciidanka Turkiga ayaa maanta la wareegay diyaarada dagaalka ee KIZILELMA, oo ah mid hormarsan oo fulin karta duqaymaha dhulka iyo cirka.
Bayraktar, ayaa sidoo kale u dabaal dagtay halka ay shaqada ka soo bilaawday iyo halka ay maanta joogto iyadoo si ba’an ula kulantay cunaqabatayta reer Galbeedka.
