Thursday, November 26, 2026

Tirada Askarta Ruushka uga Dhimatay Dagaalka Ukraine Oo la Shaaciyay..

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Tiro ku dhow 500,0000 askari ayaa Ruushka uga dhimatay dagaalka Ukraine ee bilwoday Jannaayo, 2022, sida ay tebisay xog si hoose loo dusiyey (leaked info)

Askartan ayaa 65% kamid ah da’doodu u dhexaysaa 18 ilaa 24-sano jir sida xogtu warisay. Tirada dhanka ciidamada Ukraine uga dhimatay duullaankan ayaa lagu sheegay in u dhexaysaa 100k ilaa 125,000 oo askari.

Ha ahaatee tirada guud ee ciidamada Ruushka ayaa lagu warramay inaan wax badani iska dhimin, maadama kordhinta tirada iyo ku biirista ciidanku tahay mid joogto ah.