Heemaal News Network

Wasiirkii Ugu Horreeyey Oo Is-casiley Maamulka SSC-Khaatumo.

Xogahayaha Amniga Ee Maamulka SSC-Khaatumo Mahamoud Yusuf ayaa isku Casilay xilkii uu ka hayay mamaulka.

Xogahayaha ayaa is casilaadiisa u sababeeyey In uu shaqadiisa ka wadi kari waayay Hogaamiyaha mamulka SSC-Khaatumo Sida uu qoraalkiisa Ku Xusay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Safaaradda Somaliya Ee Itoobiya Oo ka Hadashay Hakad ku Yimid Dal ku Galkii India.

Heemaaln

Dawlada Somaliya Oo Eriday Safiirka Ethiopia Ee Muqdisho.

Heemaaln

Duqa Muqdisho:-“Suuriyaan,Yemen iyo Falastiin ayaan Ciidsiinay,Walaaheen waxa ay Wax la Qabaan..

Heemaaln