Thursday, April 30, 2026

R/Wasaaraha Jarmalka Oo Sharuud ku Xiray ka Qayb-galka Hawlgal Milatari Oo Lagu Furayo Hormuz.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka, Merz, ayaa sheegay in ka go’an tahay in si deg-deg ah loo soo afjaro xannibaad kasta oo Iiraan ku hayso marin-biyoodka muhiimka ah ee Hormuz.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in haddii shuruudaha lagama maarmaanka ah la helo, Jarmalku uu diyaar u yahay inuu qaado tallaabo militari si loo xaqiijiyo xorriyadda marinnada badda ee Iran.