Trump Oo Taiwan Uga Digay inay si Rasmi ah ugu Dhawaaqdo Madax-bannaani Kadib Wada-hadalkii Shiinaha.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Trump ayaa Taiwan uga digay inay si rasmi ah ugu dhawaaqdo madax-bannaani, saacado ka dib wadahadalladii uu Beijing kula qaatay madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.

Wuxuu yiri; “Ma doonayo in cid ay ku dhawaaqdo madax-bannaani. Sidaad ogtihiin, markaas waxaa laga yaabaa inaan 9,500 mayl u safarno dagaal.Anigu taas ma doonayo.”

Wuxuu sidoo kale intaasi ku daray: “Waxaan rabaa inay is dejiso Taiwan. Waxaan sidoo kale rabaa in Shiinaha isaguna is dejiyo.

Screenshot