Madaxweynaha Turkiga Oo Nataniyahu ku Tilamaamay Kaligii taliye aan Jixin-jixin.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa Ra’iisal Wasaaraha ISRL Nataniyahu ugu yeedhay “Kaligii taliye” aan jixin jixin, wuxuuna muslimiinta caalamka ugu baaqay in loo midoobo sidii shacabka Q/–sa looga badbaadin lahaa gumaadka Natanyahu.

Erdogan ayaa wuxuu sheegay in walaalaha muslimiinta ee ku sugan marinka Qa–sa ay maanta ku ciidayaan xaalad adag oo murugo, xanuun iyo tiiraanyo leh.

Madaxweynaha Turkigu wuxuu sheegay inuu yaqiinsan yahay in muslimiinta caalamka ay cashar lagama maarmaan ah u dhigi doonaan Kaligii taliyaha loo yaqaano Natanyahu, waa sida uu hadalka u dhigee.