4
Puntland ayaa ku eedeysey dowladda Federaalka in ay mas’uul ka tahay kala go’da dalka Somaliya iyo Icitiraafka Somaliland, sida uu sheegey Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada.

