Wednesday, June 10, 2026

19 Qof Oo ku Dhimatay Weeraro Raxane ah Oo Ay Israel ka Fulisay Mag.Tayr Dibba ee Lubnaan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Shan iyo tobon qof ayaa ku dhintay weeraro taxane ahaa oo ka dhacay magaalada Tayr Dibba ee dalka Lubnaan sida ay sheegtay wakaaladda wararka Lubnaan ee NNA.

Dhanka kale, Xisbullah ayaa sheegtay in weeraro dhowr ay ku qaadeen ciidamada Israel ee koonfurta Lubnaan.

Tallaadadii waxay Israel ku dishay Lubnaan 15 qof. Iran ayaa u digtay Israel.

Wakaaladda wararka Lubnaan waxay sheegtay in Israel ay kordhisay duqeymaha cirka ee koonfurta Lubnaan iyadoo duqeysay magaalooyin iyo tuulooyin badan.