Mareykanka Oo dal-ku-galka [Visa] dalkiisa ku Adkeeyey Wasiirka Amniga Israal

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Mareykanka ayaa dal-ku-galka [Visa] dalkiisa ku adkeeyey Wasiirka Amniga Israa||, Itamar Ben-Gvir, iyada oo kolkii uu u soo bixiyey dal-ku-galku uu ka baaqday xaflad aroos oo uu u tegi lahaa magaalada Miami, sida ay weriyeen warbaahinta Israal.

Dalaka Yurub qaar ayaa wasiirrada Amniga & Maaliyadda Israa|| oo ah midigta fog hore uga joojiyey dalalkooda.