Wednesday, June 17, 2026

“Ma-jirto Saldhig ay Israel ku Leedahay Somaliland Balse Mustaqbalka waa Suurtagal..”Madaxwayne Ciro

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweyne Cabdiraxmaan (Cirro) ayaa u sheegay i24NEWS in aanu meesha ka saari karin suurtagalnimada in Israa’iil mustaqbalka saldhig milatari ka samaysato Somaliland.

Madaxweyne Cirro ayaa sheegay in Somaliland ay u furan tahay wada-hadallada iyo iskaashiga ay la yeelanayso saaxiibadeeda caalamiga ah, isagoo tilmaamay in arrimaha la xidhiidha amniga iyo difaacu ay ku xidhan yihiin danaha istiraatiijiga ah ee labada dhinac.

Hadalkan ayaa imanaya xilli xidhiidhka Somaliland iyo Israa’iil uu si xawli ah u kobcayo, & Weftiga Madaxweynw Cirro oo ku sugan Isra’il.