Cadaanka Oo Soddanka sanno ee soo socda Noqon-doona Dadka Laga Tirada Badan-yahay.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Soddanka sanno ee soo socda 60% dadka Mareykanka waxay noqon doonaan kuwa aan caddaan ahayn, taasoo cadaanka Mareykanka ka dhigaysa dadka laga tirada badan yahay ‘maynoorati’, sida lagu sheegay tiro koob ay baahisay New York Post oo ah warbaahin ku dhow Trump.

Warbixintan waxay ku soo aadday saacado ka dib markii Trump uu sheegay 10,000 kun oo bulshada caddaanka ah inuu ka soo qaadanayo dalka Koonfur Afrika, si ay Mareykanka uga helaan dib u dejin ka dhigaysa muwaadiniin Mareykan ah.

Screenshot