Itoobiya Oo Talyaaniga ka Heshay Lacag Amaah ah Oo dhan 70 Milyan oo Euro

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Itoobiya ayaa Talyaaniga ka heshay lacag amaah oo dhan 70 milyan oo Euro, lacagtaas oo loogu talagalay in lagu taageero miisaaniyada Dowlada.

Heshiiska lacagtan amaahda waxaa maanta kala sexeexday Wasiirka Maaliyada Itoobiya, iyo Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Itoobiya.

Wasiirka Maaliyada Itoobiya, Axmed shide ayaa sheegay in lagagtan amaahda loo isticmaali doono hirgalinta dib u habeynta dhaqaalaha dalka iyo maalgelinta mashaariicda Horumarineed.