Monday, October 19, 2026

Danjiraha Mareykanka ee Itoobiya.”Somaliya waa u Mid Maraykanka Hadalkii Trump-na.”

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Danjiraha Mareykanka ee Itoobiya Ervin J. Massinga ayaa sheegay in Soomaaliya mid u tahay Mareekanka, Somaliland-na aysan aqoonsanayn.

Danjiraha ayaa xusay in hadalkii Trumo laga baahiyay uusan waxba ka badalayn siyaasadda Arrimaha-dibedda ee Mareykanka sida uu Safiirka Itoobiya, u sheegay wargeyska The Reporter.

Safiirka İtoobiya ayaa ugu denbayntii bulshada Somaliland ugu baaqay in aysan caadifad boodin ee ay wax kasta iska hubiyaan.