4
Dowladda Federaalka ayaa shaacisey in ay doorasho qof iyo cod ah ka qabanayso Dowlad-goboleedyadeeda oo idil marka kaga reebo Puntland.
Jubbaland waxa doorashada DFS loo asteeyey Gobolka Gedo oo badanaa noqda xuddunta khilaafka Muqdisho & Kismaayo.
Guddiga Doorashada isku sidkan ee Golayaasha Deegaanka iyo Wakiilada Maamul Goboleedyada ayaa soo saaray Jadwal doorasho xili Dalka uu wajahayo Xaalad adag oo ka dhashay arimaha Doorashada.


