Shiinaha ayaa maanta si cad ugu eedeyay Japan inay isku rogayso sharka gobolka bariga Aasiya iyo in Japan mar kale abuureyso khatar jiritaan si ay ugu cudur daarato ballaarinta degdegga ah ee ciidankeeda.
wWarsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa lagu sheegay in arintan ay u muuqaal eg tahay wixii dhacay waqtigii dagaalkii labaad ee adduunka,sida lagu sheegay
Sidoo kale ayaa Warsaxaafadeedkan ayaa lagu yiri; “Japan waxay sameyneysaa dhaqdhaqaaqyo soo noqnoqda oo khatar ah, degdeg ah oo kicin ah… kuwaas oo ka hor imanaya ballanqaadkeeda nabadda, waxayna wax walba u muuqdaan inay Japan kicinayso dagaal.”
