Dawlada fadaraalka Somaliya ayaa ku dhawaaqday in horraanta ๐ฏ๐ถ๐๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ la bilaabi doono bixinta Baasaboorka cusub ee Soomaaliya.
Baasaboorkan oo ah ๐ท๐ถ๐ถ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ayaa lagu qalabaynayaa astaamo amni oo casri ah, waxaana loo waafajinayaa heerarka caalamiga ah ee ๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐น๐ถ๐๐๐ฎ ๐ฅ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ ๐๐๐๐ข.
Jaldiga iyo gudaha baasaboorka cusub waxaa ka muuqan doona magaca iyo astaamaha ๐จ๐ฟ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ธ๐ฎโ๐๐๐, iyadoo laga soo saarayo saddexda nooc ee kala ah: ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฏ๐ผ๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต, ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ด๐ฎ iyo ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ฏ๐น๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ.
Baasaboorka cusub ayaa la filayaa inuu fududeeyo isu-socodka muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo dalalka xubnaha ka ah ๐จ๐ฟ๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ธ๐ฎ. Si kastaba, safarka bilaa dal-ku-galka ah wuxuu ku xirnaan doonaa dhammaystirka xeerarka iyo habraacyada ururka ee Soomaaliya uga harsan.
