11
Dr diyaa el awady ayaa la dilay markii uu sheegay in la iska daayo isticmaalka Daawada Macaanka taa badelkeedana la isticmaalo khudaarta,Cuntooyinka Waddaniga Galayd,Digirta,Garowga Faracada iyo Sharaabada Bilaa soodhadaa.
Waraysi uu bixiyay ayaa yeeshay Saamayn badan kadib ayaa lagu dilay Dubai, Waxaana laba Maalmood gudohood Hawada lagag Saaray Barihii bulshada ee uu Isticmaali jiray.
