Tuesday, August 18, 2026

Golaha Wasiirrada Jabuuti Oo soo Bandhigay Xisaab-xirka Miisaaniyada sannadka 2025.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Golaha Wasiirrada Jabuuti ayaa maanta soo bandhigay xisaab-xirka miisaaniyadda sannadka 2025.

Dakhliga dowladda ayaa gaaray 158.07 bilyan oo FDJ, halka kharashaadka dowladda ay gaareen 166.42 bilyan FDJ.

Sidaas darteed, kharashaadka ayaa dakhliga ka badnaa 8.35 bilyan FDJ, iyadoo xogtan lagu soo bandhigay kal-fadhigii Golaha Wasiirrada ee 18 Agoosto 2026.