Tuesday, September 15, 2026

Gudiga fulinta ee Ururka Federasginka Kubada Cagta Itoobiya Oo la Doortay.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Gudiga fulinta ee Ururka Federasginka Kubada Cagta Itoobiya ayaa la doortay, iyadoo Siddeed xubin la doortay, ayaa Madaxwaynaha la doortay uu ka soo jeeda Deeganka Oromada.

Xubnahan ayaa Siddan loo qaybsaday.

Deeganka Sidama: 1 qof
Deeganka Badhtamaha: 1 qof
Deeganka Debubka: 1 qof
Deeganka Amhara: 1 qof
Hal qof Magaalada AdisAbaba-Oromo
Hal qof Diridhaba- Oromo
Deeganka Oromiya: 2 qof.

Deeganka Soomalidu wuxuu 1 qof ka helay Afar qof oo dhaxal sugge ah, hadii mudo xileedka xubnaha sare xannunsadan ama dhintan ayaa loo yeedhi; waliba yeedhitanka 2 qof ayaa kasii horeysa hadiiba wax ku dhacaan.