11
Itoobiya ayaa Doonaysa Inay 7 Diyaaradood oo kuwa Dagaal ah Ka Iibsato Faransiiska.
Diyaaradahan oo ah noocan loo yawaano Rafale fighter jet, ayaa caan ku ah awoodda hawlgallada ee dhinacyo badan leh.
Waxay awood u leeyihiin inay fuliyaan hawlgallo kala duwan, sida dagaalka diyaaradaha cirka, duqaynta bartilmaameedyada dhulka, weerarrada bartilmaameedyada badda iyo qaabab kale oo casri ah.
