Thursday, October 1, 2026

Itoobiya Oo Amartay In 24 Saac Dalka Uga Baxo Diblomaasi Safaaradda Masar ee Addis Ababa ka Tirsan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Itoobiya ayaa diblomaasi ka tirsan Safaaradda Masar ee Addis Ababa ku amartay inuu 24 Saac dalka uga baxo.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa warqad rasmi ah u dirtay Safaaradda Masar ee Addis Ababa, iyadoo Ahmed Moharam Ahmed Soliman, oo ah diblomaasi ka tirsan Safaaradda Masar, ku dhawaaqday inuu yahay persona non grata.

Wasaaradda ayaa diblomaasiga ku amartay inuu 48 saacadood gudahood uga baxo Itoobiya laga bilaabo markii ogeysiiska la siiyay waana la siiyay.