5
Ciidamada Jabuuti ayaa 1 Askari laga dilay halka laba kale-na looga dhaawacay Dagaal kooban oo ka dhacay Garoonka Diyaaraha Ugaas Qaliif ee Beledweyne.
Ciidamada Jabuuti ayaa amar ku haystay diyaarad kasoo dagi Lahayd Garoonka Baladwayne inay amaankeeda sugaan balse weerar ay kusoo qaadeen Macaawisleyda ayaa khasaare dhimasho iyo dhaawacba soo gaarsiiyay Ciidamada Jabuuti.
Garoonka waxaa haatan gacanta ku haya Ciidanka macawiislayda
