11
Maamulka kumeel gaadhka ah ee magaalada Maqalle ayaa yeeshay kulankiisii ugu horreeyay, kaas oo lagu dejiyey jihooyinka lagu dardargelinayo dib u dhiska magaalada, xoojinta awoodda hay’adaha iyo hufnaanta adeegyada bulshada.
Kulanka oo uu ka qaybgalay Duqa magaalada Dr. Shiishay Amare, ayaa sidoo kale lagu qiimeeyey hawlihii hore loo qabtay, laguna go’aamiyey in arrimaha mudnaanta leh iyo hawlaha soo socda loo fuliyo si isku-duuban



