Saturday, April 18, 2026

Madaxa Wakaalada Tamarta Nukriyerka Aduunka Oo ka Horyimid Qorshaha Trump iyo Netanyahu…

by Heemaaln
0 minutes read

Trump iyo Netanyahu ayaa diidmada adag ee ay kala kulmayaan Yurub, ka dib waxaa maanta soo baxay Rafael Grossi, oo ah agaasimaha guud ee wakaaladda tamarta nukliyeerka ee caalamiga ah, kaasoo hadda si cad garabkooda uga baxay muddo uu taageerrayay qorshaha Trump iyo Netanyahu ee ka dhanka ah Iiraan.

Isagoo arimahaasi ka hadlaya ayaa Wuxuu yiri; “Iiraan ma aysan joogin heer ay toddobaadyo ama bilo u jirtay inay hesho hub nukliyeer ah, mana aha wax suragalaya in hab milatari lagu joojiyo barnaamijka nukliyeerka Iiraan.”

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.