26
Taliyihii ilaalada Wasiir Fartaag ayaa goor dhow la toogtay, kadib weerar lagu qaaday gaariga wasiirka xilli uu marayay jidka Sayidka.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in taliyaha uu ku dhintay goobta, halka xaaska wasiir fartaag oo saarnayd gaariga ay ka badbaaday weerarka,
inkastoo gaariga si toos ah loo beegsaday Faahfaahin dheeraad ah weli lama helin, waxaana socda baaritaanno la xiriira cidda ka dambeysa falkaas.
Sargaalka la dilay waxaa adeer u ah wasiir fartaag magaciisu waa Daahir cabdi faarax diriye
Eebbe ha u naxariisto

