6
Madaxweynaha Federaalka Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku gaaray dalka Kenya isagoo ayaa kulan muhiim ah kula qaatay magaalada Narok dhiggiisa dalkaasi, Mudane dalkaasi, Mudane William Ruto.
Labada Madaxwayne ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal, iyagoo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadista iskaashiga iyo wadashaqaynta Soomaaliya iyo Kenya ee ilaalinta nabadda, xasilloonida iyo horumarka gobolka.

