Wednesday, June 17, 2026

Mayorka AdisAbaba Oo ku Hanjabtay In Maamulada Degmooyinka Lagu la Xisaabtami-doono

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Mayorka AdisAbaba ayaa sheegtay in xili roobadka bilaabanaya wixii AdisAbaba Fatahaad dhacda lagula xisaabtami doono maamulada Degmooyinka. Waxay sheegtay in meeshii Fatahaadi dhacdo masuuliyada lagula xisaabtami doono hoggaaminta.

“Hadii xili roobadku fatahaado yimaadan, waxaa masuuliyada qaadan Maamulada Degmo hoosadka oo aan kula xisaabtami doono.”

“Idinka ayaa si gaar ah laydiin kala xisaabtami. Waad kala taqaanan dhulka. Waa inaad dadka dhex gashaan, waa in aad u hoyataan meelaha noocasa. Miisanniyada Dowladda kaliya ma aha, waa in aad kaashataan ganacsatada iyo qalabka mashinariga ah ee la heli karo.”

Soomalida lagama sii hortago, haday fahaadi timaadana difaac unbaa la gallaa- isla kuwii qalad galay.