Midowga Africa Oo si Adag Uga Horyinid Safiirka Israel u soo Magacaawday Soomaaliland

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Midowga Afrika: “Aqoonsi kasta ama ergey diblumaasiyadeed oo loo diro Somaliland waa wax aan waxba ka jirin… waa lama taabtaan midnimada, wadajirka & madax-banaanida Qaranka Soomaaliya.”