Puntland Oo Dowlada Federalka ku Eedeysey Mas’uuliyada kala Go’a dalka Iyo Ictirafka Somaliland

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Puntland ayaa ku eedeysey dowladda Federaalka in ay mas’uul ka tahay kala go’da dalka Somaliya iyo Icitiraafka Somaliland, sida uu sheegey Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada.