2
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale ku celiyay in jasiiradda Greenland ay tahay inay hoos timaaddo maamulka Maraykanka, isagoo sheegay in Denmark aanay si ku filan u maalgelin ama u taageerin Greenland.
Trump ayaa sheegay in Greenland ay muhiimad weyn u leedahay danaha amniga iyo istaraatiijiyadda Maraykanka, isla markaana uu aaminsan yahay in maamulka jasiiraddu uu ku habboon yahay Maraykanka halkii uu ka ahaan lahaa Denmark.
