Wednesday, June 17, 2026

Trump Oo Wacad ku Maray Inuu Dib usoo Celin-doono Hubkii Ciidanka Mareykanku kaga soo Carareen Afgaanistaan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Madaxweynaha Mareykanku ayaa ku dhawaaqay in dhawaan Mareykanku uu dib usoo ceshan doono hubkii iyo qalabkii milatari ee ciidanka Mareykanku ay kaga soo carareen Afgaanistaan.

Trump wuxuu sheegay in halkaa Biden kaga soo cararay dhammaan qalabkaas milatari balse issagu uu dib usoo celin doono dhawaan.

Trump ayaa sanadkii hore Ta/libaan ugu baaqay iney si degdega iskaga soo celiyaan qalabkaa milatari ee Mareykanku halkaas uga soo cararay, qalabkaas oo qiimuhu dhan yahay 7 bilyan oo dollar, balse Ta/libaanka ayaa ugu jawaabay “Trump hadaad awoodo kaalay qaado.”