Wednesday, October 7, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Oo Dhigiisa Israa’iil kala Hadlay Xiisada Dagaal Ee ka Taagan.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya,Gedion Timothewos ayaa maanta telefoon kula xiriirray wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar , xilli ay sare marayso xiisadda Itoobiya kala dhaxeysa Eritrea.

Warsaxaafadeed ay wadahadalkan ka sii daysay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, waxaa lagu yiri; “Labada wasiir ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay midnimada iyo xasilloonida Itoobiya, iyagoo sidoo kale xaqiijiyay sida ay ug…