Xildhibaannadii Woqooyi bari ka tegey oo sheegey in aysan u Socon Somaliland.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

“Weligay umaan shaqayn Somaliland haddana uma socdo dhaqanna uma lihi isbedbeddelka dabaysha ah ee dhuuni raacnimada ku salaysan, waxaanan ka sii mid ahaan doona shacabkayga reer Woqooyi bari kamana tanaasuli doono waddo walba oo aan dadkayga iyo deegaankayga ku badbaadinayo.” — Xil.Camuu oo hoggaaminaya mudanayaasha ayaa qoray, iyada oo lagu wado in aanu aadin Hargeysa una kaco Garoowe ilaa Muqdisho.