Saturday, October 3, 2026

Xuutiyiinta Oo Duqeeyay Xaruunta Shidaalka Saudiga Ee Riyad,

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Xuutiyiinta Yemen ayaa duqeeyay xarumaha shirkadda shidaalka ee Aramco ee magaalada Riyaad, waxaana la arkayay qiiq iyo dab xoogan oo ka kacay xaruntaasi.

Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaan wali ka hadlin arintan balse saacado ka hor, ayaa qaraxyo waaweyn laga maqlay magaalada Sanca ee caasimadda Yemen, iyadoo telefishinka Xuutiyiinta uu sheegay in Sacuudigu uu duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliyay qaybo ka mid ah Sanca.