Barayn iyo Kuwayd Oo Taageero ka Helaya Imaaraadka Oo Garaacey Iran.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Barayn iyo Kuwayd ayaa si qarsoodi ah u garaacay Iiraan iyaga oo adeegsanaya diyaarado dagaal, sida ay qortay majladda World Street Journal, iyada oo Imaaraadka Carabtuna ka caawiyey dhinaca macluumaadka & difaaca.

Sacuudi Careebiya ayaa isagu miisaamaya tallaabadeeda uu ka qaadayo Iiraan, sida ay majladdu sheegtey isagu wuxuu si hoose u wadaa isbeddel ku dhaca maamulka Tahraan