Yurub Oo Lagu War-galiyay In Taareerada Maraykanka ku Helayaan Amaanta Trump

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

Dalalka Yurub, ayaa si ay u helaan taageerrada Mareykanka , waxaa lagu xiray inay si fageere ah Trump u amaanaan oo ay taageerraan siyaasadiisa arrimaha dibadda, taa haddii aysan sameyn wuxuu dhulkooda ka saarayaa ciidanka Mareykanka ka jooga Yurub, waxaa kaloo uu ka joojinaya adeegsiga saldhigyada Mareykanka iyo taageerradii kale ee ay ka heli jireen, sida ay maanta werisay Bloomberg.

Waxaa kaloo shuruudahan ku jira inay sidoo kale dalalka Yurub hubka ka iibsadaan shirkadaha difaaca ee Mareykanka.

Elon Musk, ayaa la heshiiyay Trump, ka dib khilaaf muddo dheer ka dhaxeeyay, wuxuuna ballanqaaday inuu $100 milyan ku bixin doono sidii doorashada dhexe ee xildhibaannada oo Mareykanka ka dhacaysa bisha November 2026, xisbiga Jamhuuriga uu u heli lahaa codod badan, sida uu maanta ku warramay wargeyska Wall Street Journal.

Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa la sheegay inuu heshiisiiyay Trump iyo Elon Musk