4
Mareykanka ayaa maanta shaaciyay inuu la kulmay weerarro dhinaca internet-ka oo Shiinaha uu ku qaaday hay’ado xasaasi ah oo ay ka mid yihiin wasaaradda caddaaladda, hay’adda hawada sare ee NASA, Bankiga Dhexe ee Maraykanka, Aqalka Senate-ka iyo hay’ado kale oo dawladeed, sida ay werisey Reuters.
Warbixintan ayaa lagu sheegay in weerarradan lagu saameeyey kaabayaal muhiim ah iyo shabakado xasaasi ah.

Screenshot
