Monday, September 21, 2026

Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Oo si Adag Uga Hadlay Midawga Jabhadaha Itoobiya ka dagaalama

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa si adag uga hadlay midawga jabhadaha ka dagaalama Itoobiya waxuuna yiri:

Ethiopia ma ahan dal ay burburin karaan wiilal yaryar oo xaafad kasoo kacay, waa dal xooggan oo leh 100 milyan oo dhallinyaro ah kuwaas oo diyaar u ah inay dalkooda difaacaan xilliyada adag.

Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli jabhadaha dalka ka jira ay samaysteen isbahaysi ay doonayaan inay xukunka kaga tuuraan Xukuumadda Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia.