Saraakiisha ciidanka Israa’iil ee hadda ku sugan Qasa , waxay soo bandhigay wax ku sheegeen ‘baaqii u dambeeyay’, waxay caddeeyeen inay taageerrayaan nooc kasta oo heshiis oo lala galayo Xamaas si loo joojiyo dagaalka, iyagoo markaa xaqiijinaya inaysan suragal ahayn hab militari in lagu soo siidaayo in ka badan boqol maxbuus oo u xiran Xamaas.