2
Maraykanku ayaa bariga dhexe u diraya qiyaastii 9,000 askari, oo dheeraad ah , iyo maraakiibta diyaaradaha dagaalka qaada ee USS Theodore Roosevelt iyo USS Makin, Sida ay kuwarameyso Warbaahinta Al-jazeera
Tallaabadan ayaa loo arkaa mid lagu cabsi gelinayo Iran ama lagu weerarayo, Inkastoo weeraradii hore ay guuldareysteen marka laga soo tago in la dilay Hogaamiyihii Iran.
