Wasiirka Difaaca Hindiya Iyo Saraakiil kale Oo Booqasho Deg-deg ah ku Yimid Itoobiya.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wafdi heer sare ah oo ka socda milatariga Hindiya, oo uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Difaaca Hindiya iyo Xoghayaha difaaca Wadajirka ah, ayaa booqday Itoobiya, taas oo muujinaysa xiriirka difaaca ee muddada dheer ka dhexeeyay labada dal.

Booqashadan ayaa kusoo beegmaysa xilli Itoobiya ay dagaallo ka waddo waqooyiga dalka, halka xiisadaha kala dhexeeya Eritrea iyo Masarna ay gaareen heer sare.

Hindiya waxa ay leedahay Abiy kaligaa matihid xilligaan adag!