Thursday, October 8, 2026

Abiy Ahmed Oo Magaabis Sameeyay

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Ra’iisul Wasaaraha JDFI Dr. Abiy Ahmed, ayaa maanta sameeyay magacaabisyo cusub oo ay ka mid yihiin:

1. Mudane Aadam Farax – Isuduwaha Dhismaha Nidaamka Dimuqraadiyadda, lehna Awood Ra’iisul Wasaare Ku-xigeen.

2. Ambassador Betre Mengistu – Madaxa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Golaha Wasiirrada.

3. Marwo Enat Alem Meles – Wasiirka Adeegga Isgaadhiinta Dowladda.

4. Mudane Fikadu Tessema – Wasiirka Arrimaha Xukuumadda u Qaabilsan Golaha Xildhibaanada.