Itoobiya iyo Shiinaha Oo kala Saxeexday Heshiis Waxbarashada Dalka Lagu Darayo Luqadda Shiinaha.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Itoobiya iyo Shiinaha ayaa kala saxeexday heshiis shan sano ah oo lagu darayo luqadda Shiinaha nidaamka waxbarashada ee Itoobiya.

Heshiiskan wuxuu ku salaysan yahay wada-hadallo dhacay bishii Diseembar 2024, kuwaas oo dhex maray Wasaaradda Waxbarashada ee Itoobiya iyo wafdi Shiine ah oo uu hoggaaminayay Yu Yunfeng, Agaasimaha Guud ee China’s Center for Language Education and Cooperation.

Wada-hadalladaasi waxay diiradda saarayeen ballaadhinta barashada luqadda Shiinaha ee Itoobiya dhexdeeda