9
Pakistan waxay beenisay in wax weerar toos ah ama diyaaradaha dagaalka Pakistan ay duqeymo ka gaysteen dhulka Yemen.
Wargeyska Mareykanka ka soo baxa ee New York Times, ayaa baahiyay warbixin uu ku sheegay diyaaradaha Pakistan inay duqeymo ka gaysteen goobaha ay Xuutiyiinta ka howlgalaan ee gudaha Yemen.
Wasaaradda warfaafinta Pakistan, ayaa warsaxaafadeed ay baahisay ku tilmaamtay warbixinta NYT, been abuur aan sal lahayn.
