Saturday, October 17, 2026

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Masar iyo Jabuuti Oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Baqdaad

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Masar iyo Jabuuti ayaa magaalada Baqdaad ku kulmay, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo xaaladaha ka jira Geeska Afrika, Suudaan iyo Badda Cas.

Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli gobolka ay ka jiraan xiisado amni iyo siyaasadeed, iyadoo labada dhinac ay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ilaalinta amniga Badda Cas, xorriyadda maraakiibta iyo ixtiraamka madax-bannaanida dalalka gobolka.

Jabuuti ayaa ku guulaysatay in ay joogtayso xiriirka kala dhexeeya dhinacyada ku hardamaya geeska Africa sidoo kale ay marti galiso quwado caalami ah