Waxaa furimaha ka soo muuqda shacabka Mooyale un. Cid hadlaysa lama hayo. Waa dagaal khasaaraha dhinaca kale 100 jeer kena ka badan yahay. Aad ayaa loo yarreeyay.
Ogowna qowmiyadi dalka ugu tirada badnayd, ugu dhaqaalle iyo hub badnayd, oo taladii dalka haysata, wax badana gacanta ugu jiraan ayaa la dhahay: “Maya dhulkeena kama gor’gortamayno.” Dhiirananta iyo qaabka loo wajahay waa mid boggaadin gaara mudan.
Ilaa hada iyaga unbaa lumiyay dad iyo dhulba. Waxay noqdeen:”Wax badso wax beelbay dhashaa.”
Tani tijaabo wayn ayay ahayd. Sababto ah Ciidamo gaar u dhisan oo la amaano dadkana lagu cabsi galiyay lahaayen. Ciidamadii waxaa laga amba-bixiyay kuwii hormuudkoda aha. Qowmiyadihii kale ayaa leh; “Ciidankii Gadaha ee Libaaxyada sheegan jiray Soomali xoolo dhaqato ah ayaa Bisad ka dhigay.”
Sidda miisaman ee taatikada loo dejiyay waa mid aad u fiican. Albaabkan hadii aynu sidaasi ku caabbino darsigaas wuxuu keeni in aan meel kale lagu dhiirran toban sanno oo soo socda.
Ree Mooyale waxaa ku beermay darren Soomalimo.

