Wednesday, November 11, 2026

Beesha-caalamka Oo Muujinaysa in aysan Aqoonsanayn Dastuurka Cusub ee DFS

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Beesha-caalamka ayaa muujinaysa in aysan aqoonsanayn Dastuurka cusub ee DFS; iyada oo Danjiraha UK oo la hadlay Liibaan Axmed Xasan uu ugu yeedhay ‘Madaxweyne’ taas oo ka duwan erey-bixinta Hoggaamiye ee DFS ku caleema-saartay Madaxda Dowlad-goboleedyada.

UK waxa intaasi ku dartay in Galmudug uu ka dhexeeyo xidhiidh balaadhan ayna ka wada-hadleen xaaladaha amni & siyaasadeed ee Soomaalida.