1
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Cabdi Diirshe.
Ilo xog-ogaal ah oo ku dhow Wasaaradda ayaa Buun Media u xaqiijiyay in tallaabadan ay timid kaddib khilaaf la xiriira shirkadaha kalluumeysiga oo soo kala dhexgalay Wasiirka iyo Agaasimaha Guud.
Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda oo faahfaahinaya sababaha shaqo joojinta iyo muddada ay socon doonto.
