Wednesday, April 22, 2026

Shirkadda Maraakiibta caalamiga ah Oo Shaacisay in ay Joojisey ka Shaqeynta Dekedda Berbera.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Shirkadda Maraakiibta caalamiga ah ee Maersk ayaa shaaca ka qaadday in ay joojisey ka shaqeynta dekedda Berbera, sabab ay ku sheegtey isbeddel-jadwal.

Shirkaddu ayaa waxay macaamiisheeda u sheegtey in ay ka shaqaynayso dekedaha Muqdisho & Jabbuuti, halkaasi oo ay badeecadaha kala degi karaan, kana dhoofin karaan.

Dekedda Berbera ayaa ah mid istaraatiiji ah oo xilligan Somaliland u fududeysey xidhiidhada caalamiga ah.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.