7
Caalamka oo u diiwaangeliyey Somaaliya inay tahay bilaa Madaxweyne laga bilaabo 15 May, 2026 oo ku beegan markii mudo xileedku ka dhamaaday Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo diidan weli inuu xafiiska baneeyo oo doorasho galo.

